Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Dhalinyaradii Shaqo Qaran Oo Maanta U Fadhiistay Imtixaanka Shaqada Ee Shirkada Sifaynta Saliida Ee Singapore New Silk Energy Somaliland (SNSES) + SAWIRO
Dhalinyaradii Shaqo Qaran Oo Maanta U Fadhiistay Imtixaanka Shaqada Ee Shirkada Sifaynta Saliida Ee Singapore New Silk Energy Somaliland (SNSES) Hargeysa-30-07-2019-(MT-JSL)-In ka badan 900 arday…
-

adaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-351/072019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda
WAREEGTO MADAXWEYNE 29/07/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-351/072019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno…
-

Cafiskii Madaxweynaha Somaliland Shalay U Fidiyey Maxaabiistii laga soo wareejiyey Dalka Seycheles ee u xidhnaa falalka Budhcad-badeednimada
Cafiskii Madaxweynaha Somaliland Shalay U Fidiyey Maxaabiistii laga soo wareejiyey Dalka Seycheles ee u xidhnaa falalka Budhcad-badeednimada . Wareegto Madaxweyne: 29/07/2019 Cafis Maxaabiis Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…
-

بيان صحفي صدر بتاريخ 29/07/2019 عفو رئاسي عن 19 محبوسين في قضايا قراصنة البحر
عفى رئيس الجمهورية عن بعض السجناء الصومالين المتهمين بقراصنة البحر والذين تم نقلهم من جزيرة سيشليس اصدر رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي عفوا رئاسياً…
-

رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة موسى بيحي عبدي يلتقي بمبعوث الأمم المتحدة لصوماليلاند والصومال
هرجيسا 28/7/2019م رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة موسى بيحي عبدي يلتقي بوفدً من الأمم المتحدة ترأسها المبعوث الخاص لسكرتير العام للأمم المتحدة لصوماليلاند والصومال أمباسطر جيمس…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya + SAWIRO
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Hargeysa-28-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar…
-

قادة جمهورية صوماليلاند توصلوا لإتفاقً لحل جميع الخلافات المتعلقة بإجراء الإنتخابات التشريعية والبلديات
في لقاء موسع عقد برئاسة الجمهورية في هرجيسا بين رئيس حزب كلمية المحافظ اورئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي وقادة الأحزاب المعارضة وطني وأوعد ومسؤولين من…
-

Madaxda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Af-Jartay Khilaafkii Ka Taagnaa Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka + Sawiro
Madaxda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Af-Jartay Khilaafkii Ka Taagnaa Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka Hargeysa-27-7-2019-(MT-JSL)-Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda…



