Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo wareegto Madaxweyne ku magacaabay Ergayga Gaarka ah (Special Envoy) ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
Wareegto Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-017/122024 uu…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo wareegto Madaxweyne ku magacaabay La-taliyeyaal Madaxweyne.
Wareegto Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-016/122024 uu…
-

Somaliland: President Announces Key Presidential Decrees
Subject: General Amnesty, Appointment of Presidential Advisor for National Security, and Appointment of Director General of the Ministry of Finance and Economic Development The President of…
-

عين رئيس الجمهورية المدير العام لوزارة المالية والتنمية الإقتصادية
اصدر رئيس الجمهورية فخامة عبدالرحمن عبدالله عيرو مرسوما رئاسيا عين بموجبه المدير العام لوزارة المالية والتنمية الإقتصادية للسيد/ محمد حسن سليمان ابتداءا من تاريخ اصدار…
-

عين رئيس جمهورية صوماليلاند السيد/ عبد الرحمن محمد عبد الله (عيرو) مستشاراً رئاسياً للأمن القومي
اصدر رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة محمد عبدالله عيرو مرسوما رئاسيا عين بوجبه مستشار الأمن القومي للسيد/ إسماعيل أدم عثمان (إسماعيل يري) أبتداءا من تاريخ اصدار…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland.
Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 23/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222011/122024…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka.
Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 23/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222010/122024…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo Cafis Guud ufidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan.
CAFIS-MADAXWEYNE: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-012/122024 uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku…
-

President Reaffirms Support for House of Representatives at Official Banquet
The President of Somaliland, His Excellency Abdirahman Mohamed Abdilahi, and Vice President Mohamed Ali Aw Abdi hosted a banquet at the Presidential Palace. The event honored…
-

اقام رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة عبدالرحمن عبدالله عيرو مأذبة غداء تكريما لأعضاء المجلس النواب ورئيس المجلس
اقام رئيس الجمهورية يرافقه نائبه مأذبة غذاء تكريما لرئيس مجلس النواب وأعضاء المجلس في القصر الرئاسي، وحضر المناسبة ايضا اعضاء المجلس الوزاري وقادة القوات المختلفة…


