Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda
WAREEGTO MADAXWEYNE: 14 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Roob-doonta + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Roob-doonta Hargeysa-14-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda…
-

استقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه سفير دولة أمريكا لصوماليلاند والصومال
بيان صحفي 12/4/2019م استقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي بمكتبه وفدا رفيع المستوى يترأسه سفير دولة أمريكا لدى صوماليلاند والصومال دونالد ياماماتو الذي مقره عاصمة…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Dalalka Somaliland iyo Soomaaliya.
WAR-SAXAAFADEED:12 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Dalalka Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Wershad Sifayn Doonta Baatroolka Oo Laga Hir Gelin-doono Magaaladda Berbera
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Wershad Sifayn Doonta Baatroolka Oo Laga Hir Gelin-doono Magaaladda Berbera Berbera-09-04-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…
-

Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u dirayaa, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka basday Marxuumad Faadumo Aw Cali Good
Tacsi Madaxweyne: 09/04/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند يلتقى بوفد من جمهورية المانيا
بيان صحفي فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند يلتقى بوفد من جمهورية المانيا هرجيسا:8-4-2019 التقى خامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي بمكتبة بالقصر الرئاسي بالعاصمة هرجيسا…
-

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL Oo Kala Wareegay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Dhismaha Xarunta Madaxtooyada Cusub Oo Ay Gacanta Ku hayeen + Sawiro
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL Oo Kala Wareegay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Dhismaha Xarunta Madaxtooyada Cusub Oo Ay Gacanta Ku hayeen. Hargeysa-08-04-2019-(MT-JSL)-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka Hargeysa-08-04-2019-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay…
-

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland
WAREEGTO MADAXWEYNE: 06 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka…
-

WAR-SAXAAFADEED: 04 /04/2019-Kal-fadhigii 32-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Qodobbo Muhiim ah.
WAR-SAXAAFADEED: 04 /04/2019 Kal-fadhigii 32-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Qodobbo Muhiim ah. Kal-fadhigii 32-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir…

