Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Afhayeenka Madaxweynaha JSL “Mulkiilaha Shirkadda GSK, Axmed Cismaan Geelle, wuxuu qaatay deyntaas isaga oo ah muwaadin reer Jabuuti ah, haystana dhalasho Jabuuti ah, muddo ka dibna wuxuu u soo wareegay, soona dagay Somaliland”
War-saxaafadeed-04 April 2019 Waxa jirta deyn Shirkadda GSK, ee uu mulkiilaha ka yahay Axmed Cismaan Geelle ka qaadatay Baanka Faransiiska ah ee BCI Mer Rouge, oo…
-

Deg-deg: wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, ayaa Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda
WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ku…
-

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ku magacaabay Maareeye ku xigeenka Haamaha Keydka Shidaalka
Wareegto Madaxweyne: 28/03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-278/032019, ku magacaabay Maareeye ku xigeenka Haamaha Keydka Shidaalka…
-

خطبة الرئيس السنوية الدستورية أمام مجلسي النواب والشيوخ
مكتب المتحدث الرسمي بإسم رئاسة جمهورية صوماليلاند:الخطبة السنوية الدستورية فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسي بيحى عبدي 24-3-2019 أعضاء مجلسي النواب والشيوخ المحترمين اليوم الحكومة استكملت …
-

رئيس الجمهورية يلتقي بمدير مركز الإسلامي للتراث والبحث العلمي
التقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي بمكتبه بالقصر الرئاسي مدير مركز البحث العلمي والتراث الإسلامي العضو في رابطة العالم الإسلامي الدكتور حالت أيرن، وتحدث…
-

Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah u diray, Golaha Barlamaanka Somaliland, gaar ahaan golaha Guurtida, ehelka iyo shacbiga Somaliland
TACSI MADAXWEYNE: 26/03/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Xukumadda Somaliland iyo Xarunta Daraasaadka Taariikhda Islaamka ee IRCICA oo iska kaashanaya dhismaha goobaha Taarikhiga ah ee dalka Somaliland
WAR-SAXAAFADEED: 25/03/2019 Xukumadda Somaliland iyo Xarunta Daraasaadka Taariikhda Islaamka ee IRCICA oo iska kaashanaya dhismaha goobaha Taarikhiga ah ee dalka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane…
-

برقية تعزية ومواساة
رئيس الجمهورية يبعث برقية تعزية ومواساة متحدثا بإسمه وبإسم الحكومة والشعب الصوماليلاند الى أسرة وأصدقاء المرحوم يوسف عبدي حسن الذي وافته المنية في الهند بتاريخ 24/3/2019م.…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay marxuum uusuf Cabdi Xasan (Yuusuf Weyne) oo ku geeriyooday Dalka Hindia
Tacsi Madaxweyne: 24/03/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Iskaashiga, is-qadarinta iyo nabad-ku-wada noolaanshaha dalalka dariska ah iyo guud ahaan caalamka + Sawiro
Iskaashiga, is-qadarinta iyo nabad-ku-wada noolaanshaha dalalka dariska ah iyo guud ahaan caalamka. Ictiraaf raadinta. Waxaannu xidhiidho badan la sameynay dalalka caalamka, kuwa innala…


