Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeeray halka ay marayso dhismaha Buundada (Bridge) Cusub ee isku xidhaysa Jaamacadda Cammuud iyo magaalada Booramauu oo uu hore u dhagax-dhigay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeeray halka ay marayso dhismaha Buundada (Bridge) Cusub ee isku xidhaysa Jaamacadda Cammuud iyo magaalada Booramauu oo uu…
-

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama Hargeysa-24-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo,…
-

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Gabiley + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Gabiley Gabiley-23-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu…
-

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo Dalka Kusoo Noqday, Kana Warb-bixiyey Natiijada Socdaalkoodii Itoobiya + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo Dalka Kusoo Noqday, Kana Warb-bixiyey Natiijada Socdaalkoodii Itoobiya Hargeysa- 22-02-2019-Jimce-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii…
-

Ku Simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Marxuum Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan Ehelada iyo Shacbiga Somaliland
Tacsi Madaxweyne Ku Xigeen: 21/02/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftiga Uu Hoggaaminayo Oo Ay Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuuseen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Iyo Maaliyadda Ee Dawladda Federal-Ka Itoobiya + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftiga Uu Hoggaaminayo Oo Ay Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuuseen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Iyo Maaliyadda Ee Dawladda Federal-Ka Itoobiya Addis-ababa-21-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo…






