Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Safar Shaqo Oo Uu Ugu Maqnaa Dalalka Ingiriiska Iyo Belgium + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Safar Shaqo Oo Uu Ugu Maqnaa Dalalka Ingiriiska Iyo Belgium. Hargeysa-10-12-1028-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane…
-

رئيس الجمهورية يبعث برقية تعزية ومواساة
أفاد بيان صحفي أصدره مكتب الإعلام لرئاسة الجمهورية بعث رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي برقية تعزية متحدثا بإسمه وبإسم الحكومة والشعب الصوماليلاند الى أسرة وأهل…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo Madaxda Dhaqanka ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Suldaan Cali Suldaan Maxamed oo maanta ku geeriyooday Gabiley
Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo Madaxda Dhaqanka ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Suldaan Cali Suldaan Maxamed oo maanta ku geeriyooday Gabiley Tacsi Madaxweyne INNAA LILLAAHI WA INNAA…
-

Daawo “Fursadda ay maanta Somaliland haysato labada sano ee soo socda, waa fursad haddii ay ina seegto si loo heli doono aynnaan garanaynin, iyada oo aan la ina ictiraafsanayn oo weliba qolo aynnu beri dawlad wada lahaan jirney inoo hanjabayso oo ay meel walba inagala dagaallamayso..” Madaxweynaha Somalialnd
-

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismeyaal Cusub oo Lagu Kordhin doono Xarunta Cusbitaalka Guud + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismeyaal Cusub oo Lagu Kordhin doono Xarunta Cusbitaalka Guud Hargeysa-09-12-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta guud ee Cusbitaalka…







