Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xadhigga Ka Jaray Bandhigga Carwadii 8-aad Ee Somaliland + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xadhigga Ka Jaray Bandhigga Carwadii 8-aad Ee Somaliland Hargeysa-09-12-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xadhigga ka jaray bandhigga Carwadii…
-

ناقش مجلس الوزراء خلال جلستهم يوم الخميس الموافق 6/12/2018م عدة أجندات منها الإستثمار العالمي للوطن والشؤون الأمنية
بيان صحفي أصدره مكتب الإعلام لرئاسة الجمهورية ترأس رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي الإجتماع الوزاري رقم 25 تمت المناقشة على الإستثمار العالمي مع صوماليلاند…
-

Kal-fadhigii 25-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Maalgashiga Dalka Iyo Arrimaha Amniga
Kal-fadhigii 25-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Maalgashiga Dalka Iyo Arrimaha Amniga Hargeysa-06-12-2018-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED: Kal-fadhigii 25-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-galay Kulan Ballaadhan oo ay Haweenka Qaranku Isugu Yimaadeen + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-galay Kulan Ballaadhan oo ay Haweenka Qaranku Isugu Yimaadeen Hargeysa-05-12-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay kulan…








