Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Rugta Kutubta ee Magaalada Berbera (Berbera National Library) +Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Rugta Kutubta ee Magaalada Berbera (Berbera National Library) Berbera-30-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta cusub ee …
-

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Reer Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Jimcaha + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Reer Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Jimcaha Berbera-30-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta…
-

Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhagax-dhigay ballaadhin iyo casriyeyn lagu samayn doono garoonka kubadda cagta ee degmada Sheekh iyo Jaamacad cusub oo halkaas laga dhisi doono, isaga oo sidoo kalena xadhigga ka jaray waddo cusub oo magaalada laga hirgeliyey
-

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Sheekh Soona Gaadhay Magaalada Berbera + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Sheekh Soona Gaadhay Magaalada Berbera Sheekh-29-11-2018(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balladhan…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo Caawa Kusoo Hoyday Magaalada Burco + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo Caawa Kusoo Hoyday Magaalada Burco Burco-28-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Wejiga Labaad ee Waddada Ceerigaabo ee Dhinaca Ina Af-madoobe oo Meel Wanaagsan Maraya
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Wejiga Labaad ee Waddada Ceerigaabo ee Dhinaca Ina Af-madoobe oo Meel Wanaagsan Maraya Xayira-28-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa…






