Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Biixi oo dib-u-habayn ku sameeyey Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee loo yaqaan (Turbataariyada)
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 28/08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-184/082018, uu dib-u-habayn ku sameeyey Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee loo yaqaan…
-

madaxweynaha Somaliland oo dhaqan-geliyey afar Xeer oo muhiim ah
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 28/08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-191/082018, ku dhaqan-geliyey afar Xeer. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-…
-

madaxweyne Muuse Biixi Oo ku joojiyey cashuur-dhaafka iyo qodobo muhiima oo loo daliishay arrintaasi
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 28/08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-186/082018, ku joojiyey cashuur-dhaafka la xidhiidha qodobada hoos ku xusan. Waxaanay…
-

رئيس الجمهورية يستقبل في مكتبه والد الأولاد الذين تم قتلهم في قرية عيريانو
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يستقبل في مكتبه والد ثلاثة رجال تم قتلهم في قرية عيريانو التابعة لإقليم سناج إثر الفتنة وإشتباكات التي حدثت في…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Aabaha Dhalay Saddexdii Wiil Ee Lagu Dilay Ceeryaan, Kana Kafaalo Qaaday Korinta Ubadkii Ay Ka Tageen + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Aabaha Dhalay Saddexdii Wiil Ee Lagu Dilay Ceeryaan, Kana Kafaalo Qaaday Korinta Ubadkii Ay Ka Tageen. Hargeysa-26-08-2018-(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

رئيس الجمهورية يلقي خطبة بعد صلاة العيد في مسجد الجامع وسط العاصمة هرجيسا
بعث رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي برقيات التهاني والتبريكات بمناسبة عيد الأضحى المبارك الى الشعب الصوماليلاندي والى الأمة الإسلامية عامة التقدم والإزدهار، تمنى لهم فخامته…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Somaliland iyo ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Somaliland iyo ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed Hargeysa:20-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan…
-

أصدر فخامة رئيس الجمهورية موسى بيحي عبدي قرار رئاسى لإستعادة ملكية الدولة خزانات الوقود فى بربره الى جانب خدمات أمن مطار عقال الدولي وخدمات مواقف السيارات فى مطار عقال الدولي
وجاء القرار الرئاسي كالتالي: قرار رئاسي: عندما اطلعت على المادة تسعون من دستور جمهورية صوماليلاند عندما اطلعت على المادة اربعة عشر فقرته الاولى والمادة ستة…
-

، رئيس الجمهورية يستقبل أعضاء لجنة تنسيق المنطقة الحرة لميناء بربرة العالمي
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يلتقي بمكتبه في رئاسة الجمهورية بأعضاء لجنة تنسيق المنطقة الحرة في ميناء مدينة بربرة العالمي وأعضاء لجنة شركة موانيء…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddiga Agaasinka Dekedaha Iyo Free Zone-Ka
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddiga Agaasinka Dekedaha Iyo Free Zone-Ka Hargeys-14-8-20-18-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar…


