Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa Oo Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Baqiic Ee Magaalada Hargeysa + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa Oo Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Baqiic Ee Magaalada Hargeysa Hargeysa-13-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha…
-

Madaxweynaha JSL oo Tacsi u diray shacbiga Somaliland iyo Ehelada Marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa oo maanta ku Geeriyooday Hargeysa
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa(MT-JSL)TACSI MADAXWEYNE: 12/09/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa…
-

رئيس الجمهورية يبعث برقيات التهاني والتبريكات للشعب الصوماليلاند والى الأمة الإسلامية
بعث رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي حفظه الله ورعاه التهاني متحدثا بإسمه وبإسم الشعب الصووماليلاند الى الشعب الصوماليلاند والى الأمة الإسلامية أينما كانوا بمناسبة حلول…
-

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyey Ciidanka Booliska Somaliland iyo qoyskii uu baxay Taliyihii Ciidanka Booliska ee Degmada Abdaal Laba Xidigle Cabdile Cabdi Dhimbiil oo shil gaadhi ku geeriyooday
Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyey Ciidanka Booliska Somaliland iyo qoyskii uu baxay Taliyihii Ciidanka Booliska ee Degmada Abdaal Laba Xidigle Cabdile Cabdi Dhimbiil oo shil gaadhi ku…
-

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1440-ka
Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1440-ka Hargeysa(MT-JSL)DHAMBAAL HAMBALYO AH-: 10/09/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya…
-

نائب رئيس الجمهورية فخامة عبد الرحمن عبدالله إسماعيل زيلعي يعود الى أرض الوطن بعد أن أتم مناسج الحج والتقائه بملك المملكة العربية السعودية واشار نائب رئيس الجمهورية ان الملك استضافه والوفد المرافق له خلال حفل إستقبال السنوي للملك لكبار الشخصيات الإسلامية.وأعلن نائب رئيس الجمهورية بانه والوفد المرافق له التقوا بمسؤولين في الحكومة السعودية وتباحثوا معهم سبل تقوية العلاقات بين المملكة وصوماليلاند والتقوا ايضا مع مسؤولي غرفة التجارة في مدينة جدة وعرضوا أمامهم فرص إستثمار صوماليلاند .
.وصرح نائب رئيس الجمهورية أن مسؤولي المملكة تعهدوا بأن بان السعودية ستواصل إستيراد المواشي من صوماليلاند وأيضا إعتراف جواز سفر صوماليلاند وأنه يمكن لصوماليلانديون بأن…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafti Ballaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Ayaa Caawa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Booqasho Uu Ku Joogay Sucuudiga + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafti Ballaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Ayaa Caawa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Booqasho Uu Ku Joogay Sucuudiga. Hargeysa-06-09-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda…
-

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Xaflafii Qalin-jebinta Burco meeshana ka saaray in Madaxweynaha Lagu Marti-qaaday
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 06/09/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu hambalyo u dirayaa Ardayda ka qalin-jebiyey Jaamacadda Burco ee gobolka Togdheer maanta oo ay taariikhdu ahayd…



