Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland oo bahda Saxaafadda iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Suxufi Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday Ingiriiska kana hadlay taariikhdiisa
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI MADAXWEYNE: 20/07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa…
-

Madaxweynaha Somaliland oo kulan casho sharaf ah la qaatay wefdi xildhibaanno iyo masuuliyiin kale isugu jira ka socda dalka Ugandha, kuwaas oo booqasho ku jooga Somaliland
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 20/07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu habeennimadii xalay kulan casho sharaf ah la qaatay wefdi xildhibaanno iyo masuuliyiin kale isugu jira ka…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Xildhibaanno iyo Masuuliyiin Ka tirsan Dawladda Uganda + SAWIRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Xildhibaanno iyo Masuuliyiin Ka tirsan Dawladda Uganda Hargeysa:18/07/2018(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula…
-

نائب رئيس الجمهورية والوفد المرافق له المكون من الوزراء وعلماء الشريعة يزورون مدينة عيل أفوين في إقليم سناج من أجل الإصلاح بين العشائر المتناحرة
قام نائب رئيس الجمهورية فخامة عبدالرحمن عبدالله إسماعيل زيلعي يرافقه وفدا رفيع المستوى بجولة تفقدية الى أعمال التي تجري حاليا في إصلاح طريق عيري جابو…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminaayay Oo Kormeer Indho-indhayn Ah Ku Tagay Dhismaha Jidka Dheer Ee Ceerigaabo + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminaayay Oo Kormeer Indho-indhayn Ah Ku Tagay Dhismaha Jidka Dheer Ee Ceerigaabo Ceel-afweyn-10-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil…
-

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalalka Ku Bahoobay Ka Hortagga Xanuunnada Faafa (African Field Epidemiology Network “AFENET”) Iyo Somaliland Oo xubin ka Noqotay 31-ka Dal Ee Ku Midoobay + Sawiro
Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalalka Ku Bahoobay Ka Hortagga Xanuunnada Faafa (African Field Epidemiology Network “AFENET”) Iyo Somaliland Oo xubin ka Noqotay 31-ka…
-

إستقبل رئيس الجمهورية في مكتبه وفدا رفيع المستوى من هيئة
العالمية ICRC افاد بيانا صحفي اصدره مكتب المتحدث الرسمي لرئاسة الجمهورية أن رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي حفظه الله ورعاه يستقبل في مكتبه وفدا…
-

نائب رئيس الجمهورية يقوم بجولة تفقدية الى مدرسة رعاية ذوي الإحتياجات الخاصة في مدينة هرجيسا
قام نائب رئيس الجمهورية فخامة عبدالرحمن عبدالله إسماعيل زيلعي بجولة تفقدية الى مدرسة رعاية ذوي الإجتياجات الخاصة في مدينة هرجيسا وذلك للوقوف على حالتهم وإحتياجات…
-

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Booqday Dugsiga Bar-baarinta Iyo Daryeelka Carruurta Baahiyaha Gaarka Ah Qabta Ee Magaalada Hargaysa + Sawiro
Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Booqday Dugsiga Bar-baarinta Iyo Daryeelka Carruurta Baahiyaha Gaarka Ah Qabta Ee Magaalada Hargaysa. Hargeysa-04-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa…
-

Madaxweynaha JSL oo aabiley wefti ballaadhan oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa Guddida Caalamiga ee Laanqeyrta Cas, Mr. Simon Brooks
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 04/07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee ICRC oo uu hoggaaminayey…


