Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

قام رئيس الجمهورية بإصدار قرارا رئاسيا بتشكيل لجنة الحقوق الإنسان القومية
بيان صحفي يفيد بأن رئيس الجمهورية قام بتشكيل لجنة الحقوق الإنسان بصوماليلاند ،وجاء القرار كتالي:قرار رقم , JSL/XM/WM/222-156/072018 عين فخامة الرئيس أعضاء لجنة الحقوق الإنسان…
-

رئيس الجمهورية يعين نائب المراجع العام لجمهورية صوماليلاند
أصدر رئيس جمهورية صوماليلاند قرارا رئاسيا عين بموجبه نائب المراجع العام بجمهورية صوماليلاند، وجاء ذلك في بيانا صحفي يوم أمس تاريخ تاريخ 3/7/2018م بقرارا رئاسي رقم…
-

Madaxweynaha oo magacaabay ku-xigeenka Hanti-dhawraha guud ee qaranka
Madaxweynaha oo magacaabay ku-xigeenka Hanti-dhawraha guud ee qaranka Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 03 /07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-157/072018, ku…
-

Madaxweynaha JSL Oo magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Akhri Liiska Xubnaha
Madaxweynaha JSL Oo magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Akhri Liiska Xubnaha Hargeysa(MT-JSL) WAR-SAXAAFADEED: 03 /07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu…
-

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furka wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Maamul-daadajinta dawladaha Hoose ee JPLG + Sawiro
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furka wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Maamul-daadajinta dawladaha Hoose ee JPLG Hargeysa:02/07/2018(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ibo-furay mashruuc ballaadhan oo lagu daah-furay…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Aadan Xaashi Cilmi
Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Aadan Xaashi Cilmi TACSI MADAXWEYNE-30/06/2018-IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha…
-

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Horumarinta Ganacsiga Ka Dhexeeya Dawladda iyo Shacabka(PPD) + Sawiro
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Horumarinta Ganacsiga Ka Dhexeeya Dawladda iyo Shacabka(PPD) Hargeysa:30/06/2018(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne Ballaadhan…
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي حفظه الله ورعاه يستقبل في مكتبه بقضاة محاكم أقاليم البلاد بقيادة رئيس المحكمة العليا
التقى رئيس الجمهورية بقضاة محاكم الأقاليم الإستئنافية في البلاد برئاسة رئيس المحكمة العليا لجمهورية صوماليلاند السيد/ المحامي علي حاجي أحمد ، ناقش فخامة الرئيس مع…
-

Madaxweynaha oo tacsi u diray ehelkii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Axmed Qotaali oo dalka dibediisa ku geeriyooday
Madaxweynaha oo tacsi u diray ehelkii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Axmed Qotaali oo dalka dibediisa ku geeriyooday IN-NAA…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobollada Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobollada Dalka Hargeysa:27-06-2018(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda maxkamadaha gobollada…
-

President Addresses on 26th June Celebrations at the Presidential Palace
President Addresses on 26th June Celebrations at the Presidential Palace President Addresses on 26th June Celebrations at the Presidential Palace PRESIDENT SPEECH ON 26TH…

