Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Hadallo Dardaaran Iyo Waano Isugu Jirana U Jeediyey + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Hadallo Dardaaran Iyo Waano Isugu Jirana U Jeediyey Hargeysa-25-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa subaxnimadii hore…
-

حكومة صوماليلاند ترد على تصريحات التي تتسم بالعداوة والحروب التي أعلنها رئيس إدارة بونت لاند ضد جمهورية صوماليلاند في مدينة جرووي
وقد اصدر وزير وزارة الإعلام والتوعية ومتحدث الحكومة الصوماليلاندية معالي عبدالرحمن عبدالله فارح بيانا ندد فيه إعلان رئيس بونت لاند حالة حرب والعداوة ضد الشعب والحكومة الصوماليلاند،وأعلن…
-

رئيس جمهورية صوماليلاند يندد بالإنفجار الذي اودى بحياة عدد من الأشخاص وجرح أكثر من 150 أخرين في إديس ابابا.
ندد رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة موسى بيحي عبدي الإنفجار في أديس أبابا عاصمة دولة إثيوبيا يوم السبت وإستهدف الإنفجار حشد يضم الاف من مؤيدي رئيس الوزراء…
-

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Dagaalka uu Cabdiweli Gaas kaga Dhawaaqay Garoowe
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Dagaalka uu Cabdiweli Gaas kaga Dhawaaqay Garoowe Hareysa(MT-JSL)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, ahna afhayeenka xukuumadda Md. Cabdiraxmaan…
-

Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Qaraxii ka Dhacay Itoobiya
Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Qaraxii ka Dhacay Itoobiya Hargeysa(MT-JSL)- Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay isu soo bixii…
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يؤدي صلاة العيد الفطر المبارك مع الاف المواطنين في العاصمة بساحة مسجد الجامع
وبحضور كبار مسؤولي الدولة ، والقى خطبة العيد وزير الدين والأوقاف فضيلة الشيخ خليل تتعلق بالتعاون والتكاتف بين الشعوب والخوف من الله عز وجل وحث المواطنين …
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-Galay Salaadda Ciidul-Fidriga +Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-Galay Salaadda Ciidul-Fidriga Hargeysa-15-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa, gaar…
-

Daawo Madaxweynaha Somaliland “Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku dhaqan tay oo ku dhisantay…,
“Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku dhaqan tay…
-

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartankii Kubbadda Cagta Bisha Ramadaan Ee Garoonka Hargeysa Stadium Uga Socday Kooxaha Caasimada + Sawiro
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartankii Kubbadda Cagta Bisha Ramadaan Ee Garoonka Hargeysa Stadium Uga Socday Kooxaha Caasimada Hargeysa-14-06-2018(MT)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi…
-

Degdeg: Madaxweynaha JSL Oo cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, oo tiradoodu dhan tahay 511 (Shan Boqol iyo Kow iyo Toban) maxbuus
Hargeysa(MT)WAR-SAXAAFADEED:14.06.2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu munaasibada ciidal fidriga awgeed wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-113/062018 uu cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud…


