Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Umadda Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed 40 dalna u diray qoraal hambalyo ah
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Umadda Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed Hargeysa-14-06-2018-(MT)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland…
-

Tacsi: Madaxweynaha oo shacbiga reer Somaliland iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Cabdilaahi Xaashi Cigaal tacsi u diray
TACSI MADAXWEYNE:13/06/2018 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa…
-

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka Xawaadle + Sawiro
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka Xawaadle Hargeysa-13-06-2018-()Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda…
-
مجلس الوزراء يوافق على مشروع قانون الانتخابات الوطنية وتسجيل الناخبين ونقاط مهمه مرافقة للقانون
:2018-6-7 هرجيسا : انعقد مجلس وزراء جمهورية صوماليلاند فى دورته الرابعة عشر برئاسة فخامة ريئس الجمهورية موسى بيحي عبدي وصوت المجلس على مشروع قانون الانتخابات الوطنية…
-

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Qabyo-Qoraalka Xeerka Doorashooyinka Qaranka Iyo Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Oo Ay Qodobbo Muhiim Ahi Ku Lammaan Yihiin
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Qabyo-Qoraalka Xeerka Doorashooyinka Qaranka Iyo Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Oo Ay Qodobbo Muhiim Ahi Ku Lammaan Yihiin Hargeysa-07-06-2018-(Madaxtooyada JSL)-Kal-fadhigii Afar iyo tobnaad (14-aad)…
-

فخامة رئيس الجمهورية يقيم مأدبة افطار جماعي لعلماء الدين بالقصر الرئاسي
اقام فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي وليمة افطار جماعي لمجوعة من علماء الدين بالقصر الرئاسي بالعاصمة هرجيسا,حضر المناسبة السادة عبدالرحمن او علي فارح…
-

فخامة رئيس الجمهورية يختتم التدريب السنوي لدفعة من افراد الشرطة الصوماليلاندية بمدرسة ليحلى للشرطة بمنطقة مندري
قام فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحى عبدي بالمشاركة فى اختتتام الدورة التدريبية لقطاع الشرطة بالمنطقة العسكرية فة بمدرسة مندره لعلوم الشرطة الدفعة التاسعة والعشرون ومتخصصون…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo Ehelada uu ka baxay Marxuum Axmednuur Aw Cabdi Shaacir oo xilal kala duwan ka soo qabtay Somaliland
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo Ehelada uu ka baxay Marxuum Axmednuur Aw Cabdi Shaacir oo xilal kala duwan ka soo qabtay Somaliland TACSI…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka “Culimada waxaan ka doonayaa inay igala hawlgalaan laba shay oo aan is leeyahay dhibaatooyinka jira…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee Lixle Mandheera + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee Lixle Mandheera Hargeysa-05-06-2018-(Madaxtooyada JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi…
-

فاخمة رئيس الجمهورية يشارك فى حفل الاختام للدورة التدريبية لفرقة من الجيش تخرجوا من المدرسة العسكرية الجديدة للتدريب فى درروينى
شارك فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي بمناسبة اختتام دورة عسكرية تدريبيه فى مدرسة درروينى الجديد بمنطقة درروينى وهي جزء من كتائب جيش صوماليلاند.فى البداية…

