Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si diiran Loogu soo dhaweeyey Ceerigaabo + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si diiran Loogu soo dhaweeyey Ceerigaabo. Ceerigaabo-12-06-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu…
-

رئيس الجمهورية يتمنى النجاح والتوفيق للطلاب في الإمتحانات الشهادية
رئيس الجمهورية يبعث التهاني والتبريكات لطلاب والطالبات الشهادة الثانوية والتعليم الأساسي الذي يجلسون اليوم للامتحانات في جميع اقاليم البلاد ،وشجع فخامته الطلاب والطالبات قائلا أنهم…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyey Xubnaha Loo Soo Xulay Inay Noqdaan Komishanka Doorashooyinka ee Cusub
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyey Xubnaha Loo Soo Xulay Inay Noqdaan Komishanka Doorashooyinka ee Cusub Hargeysa-11-06-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland Oo Hambalyo Iyo Ducaba U Diray Ardayda Maanta U Fadhiisatay Imtixaanaadka Shahaadiga ah
Hargeysa-11/06/2022- Dhambaal Madaxweyne-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhammbaal hambalyo iyo duco ah u dirayaa ardayda maanta u fadhiisatay imtixaanaadka shahaadiga ah oo…
-

رئيس الجمهورية يترأس اجتماع مع اعضاء المجلس الوزاري الإقتصادي
رئيس الجمهورية يترأس اجتماع عقده مع اعضاء المجلس الوزاري للإقتصاد تمت مناقشة امور مهمة منها الغلاء المعيشة والجفاف الذي نتج عن قلة الأمطار الموسمية في…
-

Somaliland: Remaining Members of the Registration Committee Sworn in Before the President
The Chief Justice of the Supreme Court of the Republic of Somaliland, Adan Haji Ali Ahmed, yesterday swore in the three remaining members of the Political…
-

Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Warbixiyey Shir Uu Guddoominayey Madaxweynaha Qaranku Oo lagaga Hadlayey arrimo ay ka mid yihiin Abaaraha, Sicir-bararka IWM
Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Warbixiyey Shir Uu Guddoominayey Madaxweynaha Qaranku Oo lagaga Hadlayey arrimo ay ka mid yihiin Abaaraha, Sicir-bararka IWM Hargeysa-08-06-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

Xubnihii Ka Dhinnaa Guddida Diiwaangelinta Ururrada Iyo Axsaabta Siyaasadda Oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey + Sawiro
Xubnihii Ka Dhinnaa Guddida Diiwaangelinta Ururrada Iyo Axsaabta Siyaasadda Oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey. Hargeysa-08-06-2022-(MT-JSL)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xisbiga Waddani ka guddoomay Beddelka Xubintii Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland
WAR-SAXAAFADEED: 07/06/2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xisbiga Waddani ka guddoomay Beddelka Xubintii Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta…


