HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.

Wareegto Madaxweyne 21.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray  Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland   Hargeysa-02-011-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay...

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal oo geeriyooday iyo Madaxweynaha JSL oo Ciidamada iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geeridaasi

TACSI MADAXWEYNE: 01/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan  Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda   Hargeysa-30-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah...