HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Imaaraadka Ku Dhaqan

Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Imaaraadka Ku Dhaqan   Abu-dhabi-14-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Ehelada Marxuum Marxuum Maxamed Jaamac Nuur (Balaaki) oo ku geeriyooday Dalka Kenya

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Ehelada Marxuum Marxuum Maxamed Jaamac Nuur (Balaaki) oo ku geeriyooday Dalka Kenya Tacsi Madaxweyne...

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Cali Shoombe oo ay maanta xaaskiisi ku geeriyootay Shil Baabuur

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Cali Shoombe oo ay maanta xaaskiisi ku geeriyootay Shil Baabuur Tacsi Madaxweyne Ku...

Ku Simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Sagaatiyey Dhallinyaro Tartan Dhinaca Orodka Ah Kaga Qaybgelaysa Dalka Jabuuti + Sawiro

Ku Simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Sagaatiyey Dhallinyaro Tartan Dhinaca Orodka Ah Kaga Qaybgelaysa Dalka Jabuuti   Hargeysa-12-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...