Facebook
Twitter
Youtube
Home
The Government
Arrimaha Bulshada
Radio Hargeisa
Somali
العربية
English
Search
Facebook
Instagram
TikTok
Twitter
Youtube
Search
Search
Home
The Government
Arrimaha Bulshada
Radio Hargeisa
Somali
العربية
English
More
Home
Wararka
Wararka
Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...
August 10, 2025
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...
Read more
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲
August 10, 2025
“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
Read more
Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL
August 9, 2025
https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1
Read more
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐊𝐮-𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐗𝐨𝐠𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐞𝐲, 𝐌𝐫. 𝐉𝐚𝐦𝐞𝐬 𝐒𝐰𝐚𝐧.
February 5, 2025
Hargeysa - 05-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta (05.06.2025) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xukuumaddiisa ayaa kulan...
“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...
February 5, 2025
“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Madaxdhqameedka JSL .
February 5, 2025
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenku ayaa manta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameyey dhamaan madax dhaqameedka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeer ku tegay xarunta guud ee Booliska.
January 19, 2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeer ku tegay xarunta guud ee Booliska. Hargeysa-19-01-2025-(Warbaahinta Madaxtooyada)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kormeer shaqo ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Oo Wareegto ku soo saaray Laba Xeer oo kala ah:-
January 18, 2025
Madaxweynaha Qaranka oo Laba Wareegto ku soo saaray laba Xeer
January 18, 2025
Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 18/01/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/GW/081-040/012025...
“Waxaan fulin doona oo aan wareegto ku soo saari doona balanqaadkii aan sameeyey wakhtigii Ololaha ee ahaa mushahar kordhinta ciidamada …”
January 18, 2025
1
...
5
6
7
...
322
Page 6 of 322