HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Danjiraha Dalka Switzerland

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐰𝐢𝐭𝐳𝐞𝐫𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada...

Daawo: Madaxweynaha JSL oo ku dhawaaqey inuu fidiyey gogol nabadeed

https://youtu.be/rQdXW8uSjNA?si=jMh-4WfpnjO93Vrj

Daawo: Golaha Wasiirada Somaliland oo ansixiyey Siyaasadda Waxbarashada ee Qaranka

https://youtu.be/d_Z1u44aC6A?si=I8OXDHqOaiBYQnVI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah La Qaatay Culimada Kala Duwan Ee Dalka Hargeysa-19-04-2022()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah La Qaatay Culimada Kala Duwan Ee Dalka   Hargeysa-19-04-2022(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lacago Guddoonsiiyey 988-Kii Qof Ee Ugu Hantida Hooseeyey  Ganacsatadii Xoolahoodu Ku Gubteen Suuqa  Waaheen + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lacago Guddoonsiiyey 988-Kii Qof Ee Ugu Hantida Hooseeyey  Ganacsatadii Xoolahoodu Ku Gubteen Suuqa  Waaheen.   Hargeysa-16-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Loo Qorsheeyey Dadkii Ku Ganacsan Jirey Suuqa Waaheen + Sawiro

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Loo Qorsheeyey Dadkii Ku Ganacsan Jirey Suuqa Waaheen   Hargeysa-13-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno xukuumadda...