HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Munaasibad Ballaadhan oo Caawa Qasriga Madaxtooyada Lagu Qabtay Laguna Xusayey Sannad Guurada 31aad ee 18-MAY-2022

Munaasibad Ballaadhan oo Caawa Qasriga Madaxtooyada Lagu Qabtay Laguna Xusayey Sannad Guurada 31aad ee 18-MAY-2022 Hargeysa-18-05-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka shacabka kala qaybgalay Xus Ballaadhan oo loo sameeyey Munaasibadda Qaran ee 18-Ka May

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka shacabka kala qaybgalay Xus Ballaadhan oo loo sameeyey Munaasibadda Qaran ee 18-Ka May Hargeysa-18-05-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tacsi u diray Dalka Isi-tagga Imaaraadka Carabta Iyo Shacbi Weynaha Dalkaas ee uu ka Geeriyooday Madaxweynahoodii 

TACSI MADAXWEYNE: 13/05/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

aliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Jeneral Stephen Townsend oo uu weheliyo Safiirka Maraykanka, Larry André ayaa booqasho ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga...

Taliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Jeneral Stephen Townsend oo uu weheliyo Safiirka Maraykanka, Larry André ayaa booqasho ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga...