Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo ehelada uu ka baxay mujaahid Marxuum Axmed Xasan Geelle (Shunuu)
TACSI MADAXWEYNE: 31/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka WAR-SAXAAFADEED: 28/05/2020 Fadhigii 59aad ee golaha wasiirrada…
-

Madaxweynaha JSL oo Tacsi u diray Ciidamada kala duwan ee Qaranka Somaliland iyo Eheladii uu ka baxay Taliye ku xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland General Fooxle oo xalay ku geeriyooday Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE: 25/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Hambalyada Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland Ee Munaasibadda Ciidul-fidriga-
Hambalyada Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland Ee Munaasibadda Ciidul-fidriga- 23/05/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Muuse Giire Jaamac tacsi u diray
Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Muuse Giire Jaamac tacsi u diray TACSI MADAXWEYNE: 22/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN …
-

Madaxweynaha oo shacbiga Reer Somaliland iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Ibraahim Xaaji Barre Nuur Tacsi u diray
TACSI MADAXWEYNE: 21/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…






