Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis Guud u fidiyo, Xuska Maalinta 18-ka May darteed, Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan
Madaxweynaha Somaliland oo Cafis Guud u fidiyo, Xuska Maalinta 18-ka May darteed, Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. WAREEGTO MADAXWEYNE: 18/05/2020 Madaxweynaha…
-

Khudbadda Madaxweynaha Somaliland ee 18-ka May 2020
Khudbadda Madaxweynaha ee 18-ka May 2020 Asalaamu Calaykum Wa-rax-matullaahi Wa-barakaatuhu. Rammadaan Kariim Maanta oo ay taariikhdu tahay 18-kii May, Kuna beegan 25-kii Rammadaan, Ilaahay waxaynu…
-

Madaxweynaha JSL Oo Kormeeray Kulliyadaha Ciidamada ee Deegaanka Darar-weyne oo Dhoollo-tusyo Ballaadhan Lagu SooBandhigay + Sawiro
Madaxweynaha JSL Oo Kormeeray Kulliyadaha Ciidamada ee Deegaanka Darar-weyne oo Dhoollo-tusyo Ballaadhan Lagu Soo Bandhigay Hargeysa-16-05-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Xasan Guure Jaamac oo xalay ku geeriyooday Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE: 16/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Kulan ay Yeesheen Guddida heer qaran COVID-19 ayey 56,600 qoys oo ku dhaqan degmooyinka waaweyn ee 23 degmo ee dalka ugu direen raashin
Fadhigii ay maanta oo arbaca ah ay yeesheen Guddiga heer qaran COVID-19 oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…
-

Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wada-jir U Xusay Munaasibadda Maalinta Yurub Ee Sannadka 2020
Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wada-jir U Xusay Munaasibadda Maalinta Yurub Ee Sannadka 2020 Hargeysa-11-05-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu…






