Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

“Ardayda meel la isuguma keenayo dhakhtarrada oo fasaxa mooyaane, dadka meel laguma ururinayo dhakhtarrada oo fasaxa mooyaane, qofkii sidaas sameeyaana waxa uu lamid yahay ka qaadka la joojiyey keena oo kale ee sharciga jabiyey, qofkii sharciga jabiyana tallaabaa laga qaadayaa.”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi
-

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso Cudurka +Sawiro
Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso Cudurka. …
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah + Sawiro
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah. Fadhigii 58aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha…
-

Madaxweynaha somaliland oo Ciidanka Qaranka iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida mujaahid gashaanle sare Marxuum Cumar Aw Maxamed Xasan (Dhako-finish)
TACSI MADAXWEYNE: 06/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Ciidamada iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Cismaan Jibriil Xagar taliyihii hore ee ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland
TACSI MADAXWEYNE: 05/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka…
-

Madaxweynaha JSL Oo Ka Hadlay Xaaladda Xanuunka COVID-19 Ee Gudaha Somaliland, Bulshadana Ugu Baaqay Inay Qaataan Talada Dhakhaaatiirta + Sawiro
Madaxweynaha JSL Oo Ka Hadlay Xaaladda Xanuunka COVID-19 Ee Gudaha Somaliland, Bulshadana Ugu Baaqay Inay Qaataan Talada Dhakhaaatiirta Hargeysa-03-05-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Ganacsade Xaaji Maxamed Bidhaan oo maanta ku geeriyooday Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE- 02/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida wasiirkii hore ee boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Marxuum Mustafe Faarax Dhoore
TACSI MADAXWEYNE: 01/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…




