Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

برقية تعزية ومواساة
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي متحدثا باسمه وباسم الحكومة والشعب يبعث برقية تعزية ومواساة الى تجار ومثقفي الوطن والى اسرة الفقيد حاجي ابيب جبريل نور…
-

Madaxweynaha Oo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Ganacsade Xaaji Abiib Jibriil Nuur oo ahaa mulkiilihii Saw Hotel Boorama oo Hargeysa ku geeriyooday Maanta
TACSI MADAXWEYNE: 09/06/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka…
-

Madaxweynaha Qaranka oo ka Tacsiyadeeyey shacbiga Somaliland iyo eheladii uu ka baxay Wasiir Hore Marxuum Cali Maxamed Xasan (Cali Qoorseef) oo Maanta Hargeysa ku Dhintay
TACSI MADAXWEYNE: 08/06/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Gudoomiyihii Gobolka Togdheer oo Geeriyooday iyo madaxweynaha oo Shacbiga ka tacsiy adeeyey Geeridaa Marxuum Xamse Maxamed Cabdi
TACSI MADAXWEYNE: 07/06/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kaga Qaybgalay Xafladda Qalin-jabinta Abaarso School
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kaga Qaybgalay Xafladda Qalin-jabinta Abaarso School Hargeysa-07-06-2020-(MJSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay habka maqalka…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray 12-Kii Kiiloo Mitir Ee Ugu Horreeyey Ee Waddada Berbera Corrid
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray 12-Kii Kiiloo Mitir Ee Ugu Horreeyey Ee Waddada Berbera Corridor Hargeysa-01-06-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga…
-

Madaxweynaha Jsl oo Tabobar usoo Xidhay Dufcaddii Labaad ee Dhallinyarada Shaqo Qaran
Madaxweynaha Jsl oo Tabobar usoo Xidhay Dufcaddii Labaad ee Dhallinyarada Shaqo Qaran Darar-weyne-01-06-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tababar usoo xidhay dufcaddii…





