Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland oo tańsi u diray Dawladda Jabuuti oo uu ka geeriyooday Wasiirkii Maalgashiga iyo Madaxtooyadu
TACSI MADAXWEYNE: 28/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Hargeysa-23/04/2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland meel…
-

Madaxweynaha Oo Tacsi u diray Ciidamada Dalka, Madaxda-dhaqanka iyo ehelada uu ka baxay Taliyihii Hore ee Ciidamada Booliska iyo Asluubta Marxuum Cabdi Suldaan Muxumed Guray Nuur
TACSI MADAXWEYNE: 16/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah.
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah. WAR-SAXAAFADEED-: 16/04/2020-Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha…
-

وجه رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة موسى بيحي عبدي تحذيرا الى قادة العشائر
رئيس الجمهورية يرافقه كلا من رئيس مجلس النواب ورئيس مجلس الشيوخ وقادة الأحزاب المعارضة ادلوا تصريحات للشعب عبر وسائل الإعلام المحلية تحدثوا عن عدة قضايا منها…
-

Madaxweynaha oo golayaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xil Nuur Rayaale Khayre
Madaxweynaha oo golayaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xil Nuur Rayaale Khayre TACSI MADAXWEYNE: 09/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda…






