Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Markab Dushii Kullan Kula Yeeshay Safiirka Midowga Yurub + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Markab Dushii Kullan Kula Yeeshay Safiirka Midowga Yurub Berbera-30-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo qaar…
-

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeybgalay Mashruuca Balaadhinta Iyo Horumarinta Ee Berbera Urban Development oo ku kacaya 7.5 milyan + Sawiro
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeybgalay Mashruuca Balaadhinta Iyo Horumarinta Ee Berbera Urban Development oo ku kacaya 7.5 milyan Berbera-30-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport + Sawiro
Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport Hargeysa-30-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…
-

Xukuumadda JSL Oo Heegan Ka Gashay Ka Hortagga Xannuunka CORONAVIRUS Oo Dunidu Dedaal Ugu Jirto Xakamayntiisa + Sawiro
Xukuumadda JSL Oo Heegan Ka Gashay Ka Hortagga Xannuunka CORONAVIRUS Oo Dunidu Dedaal Ugu Jirto Xakamayntiisa Hargeysa-30-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…
-

رئيس الجمهورية يشارك في مراسيم تشيع جثمان الفقيد أحمد ياسين حاجي ابو ستة
فخامة رئيس الجمهورية موسى بيحي عبدي يشارك في مناسبة تشيع جثمان المغفور له أحمد ياسين حاجي عبدالله ابو ستة الذي توفاه الله إثر وعكة صحية ،كان…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aaska Marxuum Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aaska Marxuum Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site Hargeysa-28/01/2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas ballaadhan oo xabaalaha…
-

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wafti Uu Hoggaaminaayo Wakiilka Cusub Ee Xafiiska Unsom
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdirxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminaayo wakiilka cusub ee Xafiiska UNSOM u qaabilsan dhinaca gar-gaarka bina-aadam-nimadda …





