Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Maanta Daah-Furay Dib U Habaynta Tirada Qaxoontida Ka Diiwaan Gashan Jamhuuriyadda Somaliland + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Maanta Daah-Furay Dib U Habaynta Tirada Qaxoontida Ka Diiwaan Gashan Jamhuuriyadda Somaliland Hargeysa-25-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil …
-

رئيس الجمهورية يلتقي بسفير دولة دنمارك لدي صوماليلاند والصومال
التقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي سفير دولة دنمارك لصوماليلاند والصومال مات كنيتدسن ونائبها نينا بيرج في القصر الرئاسي بمدينة هرجيسا وتم خلال اللقاء بحث …
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Biixi Cali Wayrax tacsi u diray
TACSI MADAXWEYNE: 24/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Qabyo Qoraalka Xeerka Carruurta lagu Ansixiyey
WAR-SAXAAFADEED: 23 /01/2020 Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Qabyo Qoraalka Xeerka Carruurta lagu Ansixiyey Fadhigii 53aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Oo Golaha Baarlamaanka Iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Casood Oo maanta ku dhintay Hargeysa
Madaxweynaha Oo Golaha Baarlamaanka Iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Casood Oo maanta ku dhintay Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 23/01/2020 INNAA LILLAAHI…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya +
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya. WAR-SAXAAFADEED: 22 /01/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Hargeysa-21-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 20/01/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid…




