Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Oo Kulan La Qaatay Dr. Jorge DeTorres-Rodriguez Iyo Hawlwadeenada waaxda “Archeology”-ga + Sawiro
Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Oo Kulan La Qaatay Dr. Jorge DeTorres-Rodriguez Iyo Hawlwadeenada waaxda “Archeology”-ga. Hargeysa-19-01-2020-(MJSL)-Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Asluubta ka tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Sarkaalkii u qaabilsanaa Xidhiidhka Hay’addaha Gashaanle Sare Maxamed Maxamuud Cabdilaahi
TACSI MADAXWEYNE: 18/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo wasiirkii hore ee maaliyadda ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Maxamed Cabdi Raage
TACSI MADAXWEYNE: 16/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Safiir Ka Socda Ingiriiska Oo Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Jsl
WAR-SAXAAFADEED: 16 /01/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Safiir Ka Socda Ingiriiska Oo Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Jsl Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland oo tacsi u diray shaqaalaha Madaxtooyada JSL iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Cabdifataax Cismaan Dhalac oo laascaanood ku geeriyooday Maanta
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland oo tacsi u diray shaqaalaha Madaxtooyada JSL iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Cabdifataax Cismaan Dhalac oo laascaanood ku geeriyooday Maanta…
-

Madaxweynaha Ku Xigeenka Somaliland Oo Daahfuray Adeega E-Shilling Oo Shaqaalaha Dawladdu Ku Qaadan Doonaan Mushaharooyinkooda + Sawiro
Madaxweynaha Ku Xigeenka Somaliland Oo Daahfuray Adeega E-Shilling Oo Shaqaalaha Dawladdu Ku Qaadan Doonaan Mushaharooyinkooda Hargeysa-13/01/2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo Qoyska uu ka baxay Marxuum Mujaahid Cabdilaahi Xasan Meecaad oo xalay ku geeriyooday Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo Qoyska uu ka baxay Marxuum Mujaahid Cabdilaahi Xasan Meecaad oo xalay ku geeriyooday Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 12/01/2020 …
-

رئيس الجمهورية فخامة موسي بيحي يستضيف الأمين العام للأمم المتحدة لصوماليلاند و الصومال في هرجيسا
أجرى رئيس الجمهورية محادثات مع ممثل الأمين العام الأمم المتحدة لصوماليلاند والصومال مع اعضاء من المجلس الوزراء في القصر الرئاسي.وناقش فخامته مع الوفد أمورا مهمة منها…
-

Kal-fadhigii Golaha Wasiirrada JSL Ee Maanta Oo Xeerar Lagu Ansixiyey Kuwo Kalena Lagaga Dooday + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED: 09 /01/2020 Kal-fadhigii Golaha Wasiirrada JSL Ee Maanta Oo Xeerar Lagu Ansixiyey Kuwo Kalena Lagaga Dooday. Fadhigii 52aad ee golaha wasiirrada…
-

Nuxurka Kulan Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya + Sawiro
Nuxurka Kulan Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Hargeysa-09-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…


