Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Jawaab Waafi Ah Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani
Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Jawaab Waafi Ah Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani “Hoggaaminta Dalka Oo Qori Isu-dhiiba Oo…
-

Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka
Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka WAR-SAXAAFADEED: 17 /11/2019 Hargeysa:17/11/2019()- Kal-fadhigii golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tańsi u diray qaranka Somaliland Iyo Ehelada Marxuum Garyaqaan Jaamac Cilmi Xaashi oo maanta ku geeriyooday Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE: 16/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cilmiyeysan Uga falceliyey Muranka UuXisbiga WADDANI Ka Keenay Komishanka Cusub ee La Ansixiyey
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cilmiyeysan Uga falceliyey Muranka Uu Xisbiga WADDANI Ka Keenay Komishanka Cusub ee La Ansixiyey. Hargeysa-16-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Carwo Dhinaca Caafimaadka ah Oo Hargeya Lagu Qabtay + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Carwo Dhinaca Caafimaadka ah Oo Hargeya Lagu Qabtay Hargeysa-16-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Madaxda dhaqanka iyo eheladii uu ka baxay marxuum Suldaan Cumar X Daahir Taraydh
TACSI MADAXWEYNE:14/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Holland + SAWIRO
Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Holland Hargeysa-13-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…





