Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Daawo “Boorama maanta waxaan belaayo ahayn oo ka maqani ma jirto, magaalo la wada majeeranayo Somaliland iska daayoo deegaamadii Soomaalida oo dhami isha kusoo hayaan weeyaan markaa caqligu inuu shaqeeyo ayaa loo baahan yahay…..”Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Ee Degmada Dila ee gobolka Awdal + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Ee Degmada Dila ee gobolka Awdal. Dilla-12-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalalka dibeda
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 06 /11/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis iyo…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Mujaahid Maxamed Boodhle Maxamuud oo amanta Geeriyooday
TACSI MADAXWEYNE: 05/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-375/112019 uu magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyey masuuliyiinta ugu saraysay ciidanka booliska Somaliland
Wareegto Madaxweyne: 05/11/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-375/112019 uu magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyey masuuliyiinta…
-

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabibay Dhilinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta (Learship) + Sawiro
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabibay Dhilinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta (Learship) Hargeysa-02-11-2019-(SL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Daah-Furay Mashruuc Ay Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoysku Shaqo Ugu Abuurtay In Ka Badan 50 Qoys Oo Danyar Ah + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Daah-Furay Mashruuc Ay Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoysku Shaqo Ugu Abuurtay In Ka Badan 50 Qoys Oo Danyar Ah …
-

Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno ee ugu dambeeyey Somaliland maalintii la Aas aasay ilaa iyo maanta waxan u malaynayaa nabadgelyada nin la mid ah mooyaane nin uga badsaday dhisiddeeda iyo ilaalinteeda inaanu jirin, sarkaal hoose ayuu kasoo bilaabay iyada oo aannu xabsi jirin, ilaa maanta uu ciidanka dhan ee uu sarreeye gaaska ka ahaa ka dhismay, intaas oo taliye oo soo shaqaysayna hawlgelinta ayuun buu ahaa,” madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Hargeysa-02-011-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay…
-

إنتقل الى جوار ربه القائد العام لقوات الأمن في جمهورية صوماليلاند الفريق أول عبدالله فضل إمان
بعث فخامة رئيس الجمهورية موسى بيحي عبدي متحدثا بإسمه وباسم الحكومة و الشعب صوماليلاند برقية تعزية ومواساة الى القوات الوطن المختلفة خاصة الى قوات الشرطة لوفاة…


