Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

فحامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسي بيحي عبدي يصدر قرار رئاسياً برقم
JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-388/122019 باقالة وتعيين اعضاء بمجلس الوزراء وكان كتالى: قرار رئاسي: الموضوع:اقالة الى:عبدالرزاق علي عبدي صالح وزير العدل السابق الى: عبدالرحمن عثمان حاجي…
-

Madaxweynaha oo Shacbiga Somaliland iyo Ibraahim Eagle ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Cabdiqaadir Ibraahim X Cali
TACSI MADAXWEYNE: 02/12/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Komishankii Hore Ee Doorashooyinka Qaranka + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Komishankii Hore Ee Doorashooyinka Qaranka Hargeysa-02-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagoon…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Guddoomiyey Shir ay Isugu Yimaaddeen Guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Guddoomiyey Shir ay Isugu Yimaaddeen Guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE Hargeysa-01-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-388/122019 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey xubno ka mida golaha wasiirada.
WAREEGTO MADAXWEYNE: 01/12/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-388/122019 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku…
-

Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Talyaani ah Oo Uu Hoggaaminayo Guglielmo Giordano + Sawiro
Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Talyaani ah Oo Uu Hoggaaminayo Guglielmo Giordano Hargeysa-28-11-2019-(MT-JSL)-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Jmahuuriyadda Somaliland, mundane Maxamed Cali Bile ayaa xafiiskiisa ku…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shir Gudoonka Guurtida & Wakiilada Iyo Komishankii Hore Ee Doorashooyinka Qaranka + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shir Gudoonka Guurtida & Wakiilada Iyo Komishankii Hore Ee Doorashooyinka Qaranka Hargeysa-27-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa…
-

لجنة الانتخابات الوطنية تؤدي اليمين الدستوري امام رئيس المحكمة الدستورية بحضور رئيس الجمهورية
أشرف رئيس المحكمة الدستورية البرفسور أدم حاجي علي أحمد على تأذية أعضاء لجنة الوطنية المستقلة للإنتخابات اليمين القانونية. وحث فخامة الرئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي…




