Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo qoyska uu ka baxay Marxuum Eng Cabdilaahi Cabdisalaan Sh Cali Jawhar oo ku geeriyooday Dalka Ethiopia
TACSI MADAXWEYNE kU XIGEEN : 08/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo u Ambo Baxay Gudashada Waajibaadka Xajka + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo u Ambo Baxay Gudashada Waajibaadka Xajka Hargeysa-07-08-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo…
-

رئيس الجمهورة يبعث برقية التعزية والمواساة الى الشعب والى اسرة واهالي الفقيد حسين حاجي فارح دودي الذي توفي في مدينة هرجيسا
بيان صحفي رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي متحدثا بإسمه وبإسم الشعب والحكومة يرسل التعازي الى الشعب الصوماليلاند والى اسرة المرحوم حسين حاجي فارح دودي الذي…
-

Madaxweynaha oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo ehelada Marxuum Xuseen Doodi oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa
Madaxweynaha oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo ehelada Marxuum Xuseen Doodi oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 04/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabilay Hoggaamiyeyaasha dhaqanka ee Beelaha Hawiye oo Dalka u Yimi La Wareegista Maxaabiis Madaxweynuhu Hore U Cafiyey + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabilay Hoggaamiyeyaasha dhaqanka ee Beelaha Hawiye oo Dalka u Yimi La Wareegista Maxaabiis Madaxweynuhu Hore U Cafiyey Hargeysa-02-08-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Booqasho Iyo Kormeer Ku Tegay Beerta Ciidanku Ku Leeyahay Banka Wajaale + Sawiro
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Booqasho Iyo Kormeer Ku Tegay Beerta Ciidanku Ku Leeyahay Banka Wajaale Hargesya-01-08-2019-(MT-JSL)-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Gaashaanle Sare Muuse…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Warbiximo Lagaga Dhegeystay Guddi Hore Goluhu U Saaray
WAR-SAXAAFADEED: 01 /08/2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Warbiximo Lagaga Dhegeystay Guddi Hore Goluhu U Saaray. Kal-fadhigii 39-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Marxuum Xuseen Maygaag Samatar oo ku geeriyooday Hargeysa laguna aasay Maanta
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Marxuum Xuseen Maygaag Samatar oo ku geeriyooday Hargeysa laguna aasay Maanta TACSI MADAXWEYNE: 01/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Soo Dhaweynta 20-Arday Oo Ka mid ah Shaqaaladaha Dawladda Oo Wax Kusoo Bartay Dalka Dibadiisa + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Soo Dhaweynta 20-Arday Oo Ka mid ah Shaqaaladaha Dawladda Oo Wax Kusoo Bartay Dalka Dibadiisa Hargeysa-31-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne Ku Xigeenka…



