Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Qalin-jebinta Dufcaddii Afraad ee Ka Baxda Jaamacadda Sanaag+ Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Qalin-jebinta Dufcaddii Afraad ee Ka Baxda Jaamacadda Sanaag Ceerigaabo-27-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo Ceerigaabo-27-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga…
-

Mawjado Dadweyne ah oo Madaxweynaha iyo Weftigiisa Kusoo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo + Sawiro
Mawjado Dadweyne ah oo Madaxweynaha iyo Weftigiisa Kusoo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Ceerigaabo:26/11/2018(MT-JSL)-Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag,…
-

Daawo “Somaliland madax-dhaqameedku iyagaa Sanaag ka bilaaby, shirkii ugu horreeyey ee nabadaynta Somaliland ee 1991-kii, halkanaa (Sanaag) laga bilaabay ilaa iyo Boorama-na wuu socday, haddaannu Somaliland nahayna tani way dhisantay oo wax badan bay qabsatay, gudaheediina way hagaajisatay, inta ka dhimmanna way hagaajisanaysaa, qolada Koonfurta ee Talyaanigu gumaysan jireyna waxan leeyahay annagiina na dhibte oo maalin walba qas iyo dhibaato ayaad nala ag-joogtaan annaguna nabad iyo wanaag baannu wadnaa.” Madaxweyne Biixi
-

Daawo “Reer Ceerigaabow dhibtaas iyo hawshaas iyo soo jeedkaas waxad u gasheen qaran-nimada, madaxweynuhuna waa qof, laakiin sharaftii qaranka ayuu huwan yahay, taasaana soo dhaweyseen, taasina waxay muujinaysaa kalgacaylka aad u qabtaan qarankiinna iyo walaaltinimada aad u haysaan, dalkiisa iyo dadkiinna oo dhan, waxana aad muujiseen milgaha uu qarankiinnu idinku leeyahay, farriintiinnuna qaranka Somaliland oo dhanna way ka farxinaysaa, cadowga Somaliland oo dhanna way ka nixinaysaa.” Madaxweyne Biixi
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Xukuumaddu Ka Fulisay Deegaanka Sama-kaab + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Xukuumaddu Ka Fulisay Deegaanka Sama-kaab Sama-kaab-24-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray Ceel…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Ciidamada Qaranka ee Jiidda Tukaraq Ku Sugan + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Ciidamada Qaranka ee Jiidda Tukaraq Ku Sugan Tukaraq-24-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo…





