Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xaflad Loo Qabtay Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin-jebiysay Jaamacadda ADMAS University + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xaflad Loo Qabtay Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin-jebiysay Jaamacadda ADMAS University. Hargeysa-08-10-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Culus Oo Ka Socda Dalka Ingiriiska +Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Culus Oo Ka Socda Dalka Ingiriiska Hargeysa-07-10-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi oo wareegto madaxweyne ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 06/10/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-205/102018, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran. Waxaanay…
-

رئيس الجمهورية يترأس جلسة المجلس الوزراء الأسبوعي
أعضاء المجلس الوزاري يترأسهم رئيس الجمهورية إستمعوا تقاريرا من اللجنة المالية والميزانية الدولة لعام 2019م، ومن وزير وزارة التربية والتعليم ومدير هيئة توظيف الدولة الجلسة…
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي بعث برقية تعزية ومواساة الى مجلس الشيوخ والى أهل وأصدقاء المرحوم عضو مجلس الشيوخ السابق يوسف عبدالله عوالي الذي وافته المنية في مدينة هرجيسا
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي بعث برقية تعزية ومواساة الى مجلس الشيوخ والى أهل وأصدقاء المرحوم عضو مجلس الشيوخ السابق يوسف عبدالله عوالي الذي وافته…
-

Madaxweynaha JSL oo tacsi u diray ehelka iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xasan Cabdi Ismaaciil oo ku geeriyooday Sucuudiga
TACSI MADAXWEYNE:04/10/2018 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa…
-

Mdaxweynaha oo tacsi u diray Golaha Guurtida iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuum Xil Yuusuf Cabdilaahi Cawaale oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE: 04/10/2018 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa-04-10-2018-(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Golaha wasiirradda Somaliland Oo warbiximo Ka Dhegeystay Guddida Diyaarinta Miisaaniyadda Qaran Ee Sannadka 2019, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda
Golaha wasiirradda Somaliland Oo warbiximo Ka Dhegeystay Guddida Diyaarinta Miisaaniyadda Qaran Ee Sannadka 2019, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. Hargeysa(MTWAR-SAXAAFADEED04/10/2018-Fadhiga…




