Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Xukuumadda iyo Axsaabta Qaranka Oo Isla Meel-dhigay In Isku-duubni iyo Qarannimo Lagu Qabyo-tiro arrimaha Doorashooyinka, Wada-jirna Looga Hortago Gardarrada Soomaaliya Ka Waddo Xuduudaha Dalka + Sawiro
Xukuumadda iyo Axsaabta Qaranka Oo Isla Meel-dhigay In Isku-duubni iyo Qarannimo Lagu Qabyo-tiro arrimaha Doorashooyinka, Wada-jirna Looga Hortago Gardarrada Soomaaliya Ka Waddo Xuduudaha Dalka Hargeysa-19-09-2018-(MT-JSL…
-

Madaxweynaha Somaliland iyo Ururka Wershedlayda oo is-afgarad & wada shaqayn buuxda ka gaadhay cabashadii ganacasatadu ka muujiyeen wareegtadii lagu joojiyey cashuur dhaafkaasi
Madaxweynaha Somaliland iyo Ururka Wershedlayda oo is-afgarad & wada shaqayn buuxda ka gaadhay cabashadii ganacasatadu ka muujiyeen wareegtadii lagu joojiyey cashuur dhaafkaasi. Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED:18/09/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Shir-weynaha 4-aad Ee Dib U Eegista Waxbarashada Somaliland + Sawiro
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Shir-weynaha 4-aad Ee Dib U Eegista Waxbarashada Somaliland Hargeysa-17-09-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta furay shir-weynihii…
-

رئيس الجمهورية يشارك في مراسيم تشيع جثمان الراحل جامع نور حسن ورفا
شارك رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي حفظه الله في مراسيم تشيع جثمان الراحل جامع نور حسن والذي تم دفنه في مقابر بقيع في مدينة هرجيسا،…
-

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne ku Dalacsiiyey Kormeere Saddexaad, Muxumed Ismaaciil Faarax oo ka tirsan Ciidanka Booliska Jamhuuriyadd
HARGEYSA(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 15/09/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-197/092018, waxa uu derajo ciidan oo ah dalacsiin Kormeere Saddexaad, Muxumed…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey saraakiil ciidamada qaranka Katirsan Oo Derejooyin Sare Kaga Soo Qalin Jabiyey Jaamacado Dibadda ah + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey saraakiil ciidamada qaranka Katirsan Oo Derejooyin Sare Kaga Soo Qalin Jabiyey Jaamacado Dibadda ah Hargeysa:15/09/2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…






