Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

عزل رئيس جمهورية صوماليلاند حاكم محافظة توجدير وعين مسؤولاً جديداً
هرجيسا – صوماليلاند قام رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي باصدار مرسوم رئاسي لعزل حاكم اقليم توجدير السيد/ محمد عبدالله ابراهيم وعين خلفا له السيد/ جامع…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna magacaabay masuul cusub.
Wareegto Madaxweyne 13.05.2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna magacaabay masuul cusub.…
-

Golaha Somaliland waxa la hor keenay soo jeedinta gobolnimada Gabiley iyo kor-u-qaadista darajooyinka degmooyinka Caynaba, Baki, Sheekh iyo Baligubadle, iyagoo u gudbiyey Wakiilada
WAR-SAXAAFADEED Fadhigii 128aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo isniin ah, taariikhduna tahay 13-05-2024 oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Xubintii Komishanka Ee Ay Dhawaan Ansixiyeen Golaha Wakiilladu, Wasiirro Iyo Saraakiil Kale Oo Hay’adaha Qaranka Katirsan.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Xubintii Komishanka Ee Ay Dhawaan Ansixiyeen Golaha Wakiilladu, Wasiirro Iyo Saraakiil Kale Oo Hay’adaha Qaranka Katirsan. Hargeysa-13-05-2024-(MT-JSL)-Guddoomiyaha…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Agab cusub oo loo keenay ciidanka Dad-demiska Qaranka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Agab cusub oo loo keenay ciidanka Dad-demiska Qaranka. Hargeysa-12-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka…
-

مرسوم رائاسي لعزل رئيس المحكمة العسكرية العليا
عزل رئيس الجمهورية، رئيس المحكمة العسكرية العليا وعين رئيسا جديدا :وجاء المرسوم كتالي اصدر رئيس الجمهورية السيد/ موسى بيحي عبدي مرسوما رئاسيا عزل بموجبه رئيس المحكمة…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegto xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkmadda Sare ee Ciidammada Qalabka-sida, kuna magacaabay Gudoomiye cusub.
Wareegto Madaxweyne 11.05.2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkmadda Sare ee Ciidammada Qalabka-sida, kuna…
-

رئيس الجمهورية يترأس اجتماع اللجنة التنفيذية لحزب كولمية الحاكم
هرحيسا- صوماليلاند حضر فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي اجتماع اللجنة التنفيذية لحزب الكولمية في مقر الحزب بالعاصمة هرجيسا بدأ اللقاء بكلمة افتتاحية لرئيس الحزب…
-

Somaliland: President Chairs Kulmiye Party Executive Committee Meeting
His Excellency, President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, attended the executive committee meeting of the Kulmiye Party today at the party headquarters in…



