Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Presidential Decree
In accordance with Article 90 of the Constitution of the Republic of Somaliland and Article 6, Clause 2 of the Amendment and Supplement to the General…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.
Wareegto Madaxweyne 21.04.2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka. Waxaanay u dhignayd…
-

قام المجلس الوزاري خلال جلسته بنقاش نقاط مختلفة حول كيفية المواءمة بين قضايا الانتخابات المقرر إجراؤها هذا العام والخطط العامة للدولة من الناحية المالية والأمنية وحوادث المرور التي تتزايد تدريجياً
: -بيان صحفي هرجيسا / ١٨- ابريل- ٢٠٢٤ الجلسة المائة والسابعة والعشرون لمجلس الوزراء لجمهورية صوماليلاند برئاسة رئيس جمهورية صوماليلاند السيد / موسى بيحي…
-

PRESS RELEASE – Somaliland Council of Ministers Meeting
The 127th session of the Council of Ministers of the Republic of Somaliland, presided over by President Muse Bihi Abdi, focused on coordinating election preparations for…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar garoobayo iyo qorsheyaasha guud ee qaranka ee dhinaca maaliyadda, amniga iyo shilalka gaadiidka ee marba marka ka danbaysa sii badanaya.
WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka…
-

رئيس الجمهورية ومسؤولين حكومين وجمع كبير من المواطنين يشاركون بمراسيم دفن المرحوم ابيب نور ديريه
شارك رئيس جمهورية صوماليلاند السيد موسى بيحي عبدي بالمأتم الوطني لمراسيم دفن الفقيد ابيب نور ديريه بمقابر بقيع في هرجيسا الذي وافته المنية في احدى مستشفيات…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ku geeriyooday Dalka…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta La Tukaday Lana Ciiday Qaarka Mida Shacbiga Caasimada Somaliland Ku Dhaqan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta La Tukaday Lana Ciiday Qaarka Mida Shacbiga Caasimada Somaliland Ku Dhaqan. Hargeysa-10-04-2024-(MT-JSL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka…




