Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-Doon Ah + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-Doon Ah. Hargeysa-25-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada ku dhaqan caasimadda…
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يستقبل في مكتبه سفير المملكة البريطانية لدى صوماليلاند السيدة/ كيت فوستر
بحث الظرفان خلال اللقاء تعزيز العلاقات الثنائية بين جمهورية صوماليلاند والمملكة البريطانية و دعم المملكة متضرري السوق الشعبي الرئيسيفي هرجيسا وتوطيد الأمن في منطقة القرن الأفريقي…
-

President Bihi Receives UK Representative to Somaliland
His Excellency, the President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, received at the Presidency the UK representative to Somaliland, Kate Foster, who is on…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska Hargeysa-20-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster oo…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah La Qaatay Culimada Kala Duwan Ee Dalka Hargeysa-19-04-2022()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kulan ballaadhan oo Afur iyo casho isugu jira u sameeyey culimo’awdiinka kala duwan ee dalka, kuwaas oo isaga kala yimi gobollada iyo degmooyinka Dalka. Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayaan madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, guddoomiyaha maxkamadda sare, xubno kamid ah golaha wasiirrada, maayarka caasimadda, taliyeyaasha ciidamada dalka, agaasimeyaal guud, culimada kala duwan ee dalka iyo haldoor kale oo bulshada kamid ah, islamarkaana ah mid sannadleh ah, ayey ujeeddadiisu tahay is-xogwaraysi, kala qaadashada wixii talo iyo tusaale ah iyo duco caam ah oo ay culimadu ugu duceeyaan dadka iyo dalka. Ugu horrayn wasiirkii hore ee wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, sheekh Maxamuud Suufi Muxumed oo halkaas ka hadlay, ayaa gebi ahaanba u dceeyey dadka iyo dalka, isaga oo bulshadana ugu baaqay inay ilaashadaan wada-jirkooda, midnimadooda iyo qarannimadoodaba. Sheekhal beledka gobolka Awdal, Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali-jowhar iyo Dr. Sheekh Xasan Sheekh Cali Warsame oo kamid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa madaxweynaha uga mahadceliyey kulanka sannadlaha ee uu culimada la qaato iyo sida uu u qaddariyo culimada, talooyinkoodana ugu heellan yahay, waxana ay ballan qaadeen inay culimo ahaan diyaar u yihiin inay madaxweynaha iyo dawladdaba la shaqeeyaan. Guddoomiyaha golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa madaxweynaha ugaga mahadnaqay munaasibadda uu ku sharfayo culimada dalka, isaga oo hoosta ka xarriiqay in gole ahaan go’aamadooda saldhig uga dhigaan talooyinka culimada dalka. Guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, waxa uu sheegay in culimadu yihiin awood weyn oo qayb ka qaadan karta wacyigelinta bulshada toosintooda iyo talo siintoodaba, dedaalladoodana dadku u xiiso qabaan. Guddoomiyaha golaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa dhankiisa culimada ugu baaqay inay ka qayb qaataan dedaallada kala duwan ee xukuumaddu dalka ku horumarinayso, bulshadana ku waaniyaan isku duubni, midnimo iyo wada-shaqayn. Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somalilland, Sheekh Cabdirisaaq Cali Albaani, ayaa bogaadiyey kulanka sannadlaha ee uu madaxweynuhu la qaato culimada iyo sida uu ugu dhego nugul yahay talooyinkoodaba, isaga oo ku dheeraaday kaalinta ay culimadu kaga jiraan fidinta diinta Islaamka, la dagaallanka xumaanta, wacyigelinta bulshada iyo sixidda afkaarta qaldan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey culimada dalka, waxana uu ku tilmaamay astaan diimeed oo haybad iyo karaamo diineed huwan, islamarkaana uu madaxweyne ahaan uu qaddarin iyo Sharaf weyn u hayo, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,“Qiimaha ay culimadu ku leedahay dalka iyo bulshadu waa mid weyn oo waa dhaxalkii Ambiyada, waxana aan raacsanahay fikradda ah Diintu waa Asal, dawladda iyo shacabkuna waa Ilaaliyaan, sidaas darteed qiimaha ay culimadu leeyihiin baan kusoo dhaweynayaa, waanan ku qaddarinayaa.” Madaxweynuhu waxa uu culimada ugu baaqay inay bulshada ka waaniyaan cid kasta oo fikir qalloocan iyo fidmo faafinaysa, waqtina geliyaan midnimada bulshada, adkaynta ammaanka iyo ilaalinta qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland. Wa-bilaahi Tawfiiq
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah La Qaatay Culimada Kala Duwan Ee Dalka Hargeysa-19-04-2022(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa…
-

رئيس الجمهورية يوزع الدفعة الأولى من التعويضات على متضرري من الحريق السوق الرئيسي الشعبي
اطلق رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي السبت اول دفعة لحلقة توزيعات لتعويض المتضررين من الحريق الذي دمر السوق الشعبي الرئيسي في العاصمة هرجيسا بداية…
-

Somaliland: President Distributes Donation Funds to Waaheen Market Fire Victims
His Excellency, the President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, today launched a large-scale money distribution program for the people who recently lost their…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lacago Guddoonsiiyey 988-Kii Qof Ee Ugu Hantida Hooseeyey Ganacsatadii Xoolahoodu Ku Gubteen Suuqa Waaheen + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lacago Guddoonsiiyey 988-Kii Qof Ee Ugu Hantida Hooseeyey Ganacsatadii Xoolahoodu Ku Gubteen Suuqa Waaheen. Hargeysa-16-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

قام نائب رئيس الجمهورية بجولة تفقدية الى الأسوق الجديدة التي اعدتها الحكومة للتجار
وزار ايضا السوق الرئيس الذي تضرر جراء الأحتراق والذي قيد البناء حاليا نائب رئيس الجمهورية فخامة عبدالرحمن عبدالله اسماعيل زيلعي قام بجولة تفقدية الى عدة اماكن…



