Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo ugu Ambo baxay Dalka Kiiiniya + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo ugu Ambo baxay Dalka Kiiiniya Hargeysa-13-12-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan…
-

أفتتاح المتحف الوطني في عاصمة جمهورية صوماليلاند مدينة هرجيسا
فتتح مسؤولين في الحكومة مركز وطني لجمع الأثار التاريخية لجمهورية صوماليلاند في وسط العاصمة والتي ما زال انشائها جاريا وحضر المناسبة اعضاء من المجلس الوزاري المدراء…
-

Madax Ka Tirsan Xukuumadda Oo Wada-Jir Xadhigga Uga Jaray Xarunta Ururinta Raad-Reebka Taariikhda Qaranka
Madax Ka Tirsan Xukuumadda Oo Wada-Jir Xadhigga Uga Jaray Xarunta Ururinta Raad-Reebka Taariikhda Qaranka Hargeysa-10-12-2012-(mt-jsl)-Xubno ka mid ah madaxda xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xadhigga ka…
-

المجلس الوزاري يصادق على مشروع ميزانية الدولة لسنة 2021م
صادق المجلس الوزاري لحكومة صوماليلاند على مشروع ميزانية العام 2020 م في جلسة غير عادية ترأسها رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يرافقه نائبه فخامة عبدالرحمن…
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2021 Oo La Horkeenay
WAR-SAXAAFADEED: 05/12/2020 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2021 Oo La Horkeenay. Fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo…
-

TACSI MADAXWEYNE: INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, haween-weynaha Somaliland,…
-

Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Oo Daah-furay Taallada Taariikhda Qaranka Oo Dib Loo Casriyeeyey
Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Oo Daah-furay Taallada Taariikhda Qaranka Oo Dib Loo Casriyeeyey Hargeysa-01-12-2020-(MT-JSL)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada, Mudane Maxamed Cali Bile, oo ay weheliyaan agaasimaha barnaamijka…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Czech Republic Ee Fadhigiisu Yahay Addis-Ababa
WAR-SAXAAFADEED:: 01/12/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Czech Republic Ee Fadhigiisu Yahay Addis-Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku…
-

Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Iyo Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Booqday Dadkii Dhaawacyadu Kasoo Gaadheen Rabshadihii Dhawaan Ka Dhacay Hargeysa Stadium + Sawiro
Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Iyo Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Booqday Dadkii Dhaawacyadu Kasoo Gaadheen Rabshadihii Dhawaan Ka Dhacay Hargeysa Stadium. Hargeysa-24-11-2020-(MT-JSL)-Masuuliyiin xukuumadda katirsan…
-

Madaxweynaha Oo Daah-furay Buugga Barashada Maaddada Waddaniyadda Ee Jaamacadaha Dalka + Sawiro
Madaxweynaha Oo Daah-furay Buugga Barashada Maaddada Waddaniyadda Ee Jaamacadaha Dalka Hargeysa-23-11-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta daah-furay Buugga barashada waddaniyadda ee lagu dhigan doono Jaamacada Dalka.…


