Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray shacbiga Somaliland Iyo eheladuu uu ka baxay Marxuum Axmed Xaaji Ducaale Cabdalle (Axmedkeyse)
TACSI MADAXWEYNE: 08/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday + Sawiro
Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday Hargeysa-06-01-2020-(MT-JSL)-Xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland waxa maanta lagu kala saxeexday heshiiska mashaariicda maamul-daadejinta JPLG-da ee waxbarashada…
-

Wasiirkii Hore Oo maanta Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray shacbiga Somaliland Iyo Eheladii uu ka baxay
TACSI MADAXWEYNE: 06/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka- 31/12/2019
Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka- 31/12/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, sannadka…
-

Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska + Sawiro
Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska. Hargeysa-31-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Shacbiga iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Cawl Cimi Cabdalle Maayarkii Hore ee Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE: 28/12/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay
WAR-SAXAAFADEED: 26 /12/2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay. Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Salaan Ah La Qaatay Weftigii Ka Socday Maamullada Soomaalida Iyo Oromada Ee Dalka Itoobiya + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Salaan Ah La Qaatay Weftigii Ka Socday Maamullada Soomaalida Iyo Oromada Ee Dalka Itoobiya. Hargeysa-26-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…




