Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Wershadaha dalka + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Wershadaha dalka Hargeysa-25-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray…
-

رئيس الجمهورية يقوم بجولة تفقدية مفاجئة لمستشفى هرجيسا العام للإطمئنان على حالة المرضى
يرافقه القائد العام لقوات الشرطة والنائب الثاني لحزب كلمية مدير هيئة الللاجئين والنازحين والمبعوثة الخاصة لمحادثات صوماليلاند والصومال من جهة أخرى قام رئيس الجمهورية بجولة تفقدية …
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Kormeer Kedis Ah Ku Tegay Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Kormeer Kedis Ah Ku Tegay Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa Hargeysa-24-12-2019-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Kooxda Kubbadda Cagta Ee SINDO UNITED + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Kooxda Kubbadda Cagta Ee SINDO UNITED Hargeysa-24-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga madaxtooyada…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED: 24 /12/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula…
-

رئيس الجمهورية يستقبل في مكتبه بالقصر الرئاسي قادة الأحزاب السياسة المعارضة لحل الخلافات المتعلقة بالإنتخابات التشريعية والبلديات
التقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي كلا من رئيس حزب أوعد سعادة فيصل على ورابي ورئيس حزب وطني سعادة عبدالرحمن عبدالله محمد عيرو تباحث الطرفان…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka
WAR-SAXAAFADEED: 23 /12/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku…





