Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo shacbiga Somaliland iyo wasiirka Arrimaha Gudaha ka tacsiyadeeyey geeriyada Marxuumad Indho-deeq Jaamac Cumar oo Burco ku geeriyootay
TACSI MADAXWEYNE: 22/12/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray Shacbiga iyo qoyska uu ka maxay Marxuum Yaasiin X Claahi Maxamed oo ku geeriyooday London
TACSI MADAXWEYNE: 21/12/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti ka Socda Beesha Caalamka Iyo Qodobada Kulan + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED: 19 /12/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti ka Socda Beesha Caalamka Iyo Qodobada Kulan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi…
-

Wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ayaa lagu dhaqan geliyey La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka
Wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ayaa lagu dhaqan geliyey La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka WAREEGTO MADAXWEYNE: 18/12/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Guda Jira Kormeerka Mashuuraca JPLG Ayaa Gaadhay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal +Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Guda Jira Kormeerka Mashuuraca JPLG Ayaa Gaadhay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal. Boorama-14-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan…
-

رئيس الجمهورية يرأس جلسة مجلس الوزراء لإقرار بعض القوانين
وتم توزيع قوانين اخرى للمناقشة في جلسة أل خمسين لمجلس وزراء جمهورية صومليلاند تم الإقرار بعض القوانين المختلفة المهمة منها رخصة التجارة والتأمين الوطني من جهة…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagu Ansixiyey Xeerar kuwa kalena lagu Qaybiyey + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED:12-12-2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagu Ansixiyey Xeerar kuwa kalena lagu Qaybiyey. Fadhigii 50-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda…




