Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Agaasimaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hugga Dhaxanta Gaadhsiiyey Cusbitaalka TB-da Ee Magaalada Laascaanood. + Sawiro
Agaasimaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hugga Dhaxanta Gaadhsiiyey Cusbitaalka TB-da Ee Magaalada Laascaanood Hargeysa(MT-JSL) Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Maxamed Cali Bile oo safar…
-

Madaxweynaha JSL Oo Daah-furay Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera (Berbera Economic Free Zone) + Sawiro
Madaxweynaha JSL Oo Daah-furay Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera (Berbera Economic Free Zone) Hargeysa-10-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

“Mashruuca Berbera Port aragtida guud ee aynnu qaran ahaan ka leenahay waa inaynu ka helno koboc dhaqaale oo dalkeena Somaliland iyo gobolka aynnu ku naallo iyo geeska Afrika caalamkana aynnu la wadaagno, Himiladeennuna waa inay Barwaaqowdo Somaliland oo ay horseed u noqoto bilowga dhismaha dekedda iyo waddada Berbera iyo madaarka Berbera oo isaguna noqon doona madaar ganacsi oo caalami ah,” madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Qoys Afar Qof Ka Kooban Oo Xalay Wada Geeriyooday Ka Dib Markii Guri Ku Dumay + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Qoys Afar Qof Ka Kooban Oo Xalay Wada Geeriyooday Ka Dib Markii Guri Ku Dumay. Hargeysa-08-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyey Qoys Ku nafwaayey Guri Ku Dumay Oo Ay Ku dhinteen Labadii waalid oo Hooyaduna ay Xaamilo tahay iyo Caruura oo ay dhaleen
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyey Qoys Ku nafwaayey Guri Ku Dumay Oo Ay Ku dhinteen Labadii waalid oo Hooyaduna ay Xaamilo tahay iyo Caruura oo…







